Mijn Account

Uw winkelwagen is leeg!
Bekijk winkelwagen Afrekenen
Subtotaal: 0.00
Niet op Voorraad

Riyaadu Saalixiin Carabi-Soomaali (رياض الصالحين )

, , , , , , , ,

WAXAA QORAY: Imaam Abii Sakariyaa Yaxya bin Sharaf al-Nawawi (dh. 676) |
WAXAA TARJUMAY: Cabdulcasiis Xasan Yacquub |
GAL ADAG: 1116 BOG / SAFXADOOD |
DAABACAY: SAAD SUUBAN | Ryaad, Sacuudi |
AXAADIIS | LAGA SOO GAABIYAY SAXIIXAYN |
KITAAB AAD LOO ISTICMAALO |
WAANO GALIN |
DHOWR KUN OO AXADIIS AH |
LAGU TARJUMAY AF-SOOMAALI FIICAN |
KU QORAN CARABI & SOOMAALI |
WARQADO KIRIIM AH |
DABCO FIICAN OO QURXOON |

19.95 14.95

Uitverkocht

KU SAABSAN BUUGA:
Imaam Nawawi wuxuu ku dadaalay inuu doorto 1900 oo xadiis oo ku jira Muslim iyo Bukhari iyo mid ama labo kutubta kale ee axaadiista sida Muwadda uu Qoray Imaam Maalik. Axaadiista Buugan oo mas’alooyin kala duwan taabanaya. Mu’alifkaaa caalimka ah wuxuu hordhac uga dhigay axaadiista aayado Qur’aan ah oo la xiriira axaadiista isla mowduucna yihiin. Wuxuu aayadaha hordhac uga dhigay cutub walba axaadiista uu ka koobanyahay.
KU SAABSAN IMAAM NAWAWI:
Imaam Yaxya ibn Sharaf al-Nawawi wuxuu ku dhashay tuulada Nawa ee ku taala koonfurta Suuriya markii taariikhda islaamiga aheeyd 676 Hijri. Imaam Nawawi wuxuu daganaa noloshiisa badankeed wadankaas Suuriya, waana halkaas meesha uu wax kabartay, uu kubari jiray. Wuxuu mid cibaado badan kana fogaaday Dadka iyo hadalkooda. Imaam Nawawi wuxuu caan ku yahay kitaabadiisa Xadiiska sida:
* Sharax Saxiix Muslim,
* Arbaciin An-Nawawi,
* Riyaadul Saalixiin,
* Al-Adkaar,
* Bustaanil Caarifiin,
Kitaabada Fiqiga:
* Al-Minhaaj,
* Rowdat,
* Al-Tibyan Fi Adab Xamilatil Quran,
* Al-Maqasid,
* Al-Majmuuc,

Iyo kitaabo aad iyo aad u fara badan. Imaam Nawawi wuxuu Dhintay asaga oo jira 44 sano, wuxuuna ka tagay cilmi faro badan kuwaas oo aan ilaa iyo maanta ka faa’iidaysano. Alle Ha ka abaal mariyo.

Er zijn nog geen beoordelingen.

Be the first to review “Riyaadu Saalixiin Carabi-Soomaali (رياض الصالحين )”